About this product
HORDHACA BUUGA
Barashada Asaaska java Programming Book PDF waa buug kahadlaya dhammaan Asaaska java programing iyo sida ey ushaqeeyaan ayaga oo faahfaahsan
buuga oo dhameystiran:
Waa: 36 Pages
Nooca: PDF
Size: 4.46 MB
Qiimaha/Lacagta: $4
contents
Cutub koowaad
Waa maxay java?
Meelaha loo isticmaalo ama loo adeegsado java waxa ka mid ah:
Waxyaalaha ay java programming ku caanbaxdey waxa kamid ah:
Maxay java kaga duwan tahay c++?
Noocyada java programming language
Waa maxay java virtual machine (jvm)
Waa maxay oop?
Waa maxay objects?
Waa maxay classes?
Faa’iidooyinka classes
Waa maxay uml (unified modeling language)?
Maxay uml u tahay muhiim?
Noocyada uml ee java
Waa maxay inheritance in java?
Sidee inheritance u shaqeeyaa?
Tusaale inheritance java
Noocyada inheritance-ga ee java leedahay
Waa maxay tdd (test-driven development) ee java?
(test-driven development) muhiim u tahay?
Waa maxay junit ee java?
Astaamaha junit
Sidee loo isticmaalaa junit ee java?
Cutub 2-aad
Qorista borogaraamyada java
Barnaamijyada aad ugu baahan tahay si aad u isticmaasho java
Side loo qoraa “hello, world!” program java
3-aad
Waa maxay array in java?
Abuuris iyo buuxin kadib (declaration & initialization separately)
Noocyada array ee java leedahay
Sida loo isticmaalo arrays ee java:
Astaamaha array
Show allShow less
Faa’iidooyinka iyo qasaaraha array:.
Cutub 4-aad
Naxwaha luuqadda java
Qaab-dhismeedka barnaamijka java
Noocyada xogta ee java (data types)
Isbedbeddelayaasha (variables) & xeerarkooda
Ereyada u gaarka ah luuqadda java (java keywords)
Xeerarka magacyada (naming conventions):
Xeerarka faallooyinka (comments) ee java leedahay
Xeerarka hababka xisaabeed (operators) ee java leedahay
Xeerarka xaaladaha iyo laamiga (control statements)
Xeerarka wareegyada (loops)
Noocyada java u qoran yihiin (java class syntax)
In Somalidigitalproduct's own words. See it at Somalidigitalproduct